Guddoomiyihii 3aad ee ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir oo geeriyootay

Gudoomiyihii degmada Shingaani ee gobolka Banaadir Sahro Shiikh Amiin (Sahro Markeesi) ayaa ka mid noqotay gudoomiyeyaashii degmooyinka ee ku naf waayey qaraxii galabta ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir. Ilo wareedyo kala duwan oo lagu kalsoon yahay ayaa allbanaadir.com u xaqiijiyey geerida Marxuumad Sahra. Wararka aya sheegaya in gudoomiye Sahra ay si xun ugu dhimatay … Continue reading Guddoomiyihii 3aad ee ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir oo geeriyootay